(Sawirro) Duqa Muqdisho oo booqday Qoys ay shan qof uga dhinteen Roobabkii xalay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay la socdeen wehliyaan guddoomiye ku-xigeenadiisa iyo xoghayaha Gobolka ayaa booqday xaafada Ceel-Qalow qasaare weyn uu ka geystay Roobkii Xalay ee dhaliyey Dhimashada 7-ruux oo 5 ka mida ay isku qoys ahaayeen. Duqa Muqdisho ayaa si gaar ah ula kulmay qoyskii ay … Continue reading (Sawirro) Duqa Muqdisho oo booqday Qoys ay shan qof uga dhinteen Roobabkii xalay